Madaxweyne Carbeed oo saxiixay in xukun dil ah lagu fuliyo maxaabiis ka badan 340

Madaxweynaha Ciraaq, Barham Saalex ayaa ansixiyay in dil toogasho ah lagu fuliyo in ka badan 340 maxaabiis ah oo lagu helay dambi ah inay argagixiso ahaayeen iyo dambiyo kale. Faahfaahin lagama bixin kiisaskan balse xabsiyada Ciraaq waxaa ku xiran dad badan oo looga shakiyay inay ka tirsanaayeen ururka la magac baxay dowladda islaamka. Dadka ka … Continue reading Madaxweyne Carbeed oo saxiixay in xukun dil ah lagu fuliyo maxaabiis ka badan 340